Help

Ma og tahay walaal inaad shidi karto Muxaadaro
ama quran qolalka paltalk ka mid ah isla
markaas aan la maqleyn hadalkaaga ama caruurta
qeyladooda, oo ay walaalaha kaliya ay maqlayaan
muxaadaradaas oo waliba si waadix ah,

si aad u sameyso sidaas waxaad u baahan
tahay program la yiraahdo jetaudio halkan
ka soo qaado

sidaan sameey walaal mar hore fur program
ka ka dib ka dooro Recording
ka dib dhinaca bidix kor waxaad Tick gareysaa
Mixer ka dib
iska xehd Recording
intaas ka dib waxaad shidaa muxaadarada
ama quran ka laakiin muxaadaradaas waa inay
ku jirtaa computer ka

Xusuusnoow walaal qeybta Microphone
ka waad iska xertay hadhow ka qaad tick
marka aad u baahato in lagu maqlo oo ka
dib tick garee Microphone
ka

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *